Allbanaadir.com
NEWSSOUTH WEST

Wasiiro xil ka qaadis lagu sameeyey iyo kuwo cusub oo la Magabaacay (Magacyada)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa xilka ka qaaday qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirada isagoo kuwa cusubna  magacaabay.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa waxaa xilalkii looga qaaday Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dastuurka.

Sidoo kale, Laftagareen ayaa Magacaabay 8 xubnood oo isugu jira Wasiiro, wasiir ku-xigeeno iyo Wasiiru dowlayaal ay ku jiraan xubno lagu bedelay kuwo xilka laga qaaday.

Hoos ka akhriso wareegtada Madaxweyne Laftagareen

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

RW Ku-xigeenka Somalia oo u ambabaxay caasimadda dalka Niger ee Niamey

Caydiid Ali

Sudan oo ogolaatay codsi ka yimid dowlada Soomaaliya (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Wararkii Ugu Dambeeyay Caleemo saarka Axmed Madoobe iyo Xaalka Kismaayo

Cabdi Cade
Taboola Ads ---