Allbanaadir.com
NEWS

Jubbaland oo aqbashay in ay qeyb ka noqoto Guddi uu dalbay xafiiska Madaxweyne Farmaajo

War saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa lagu sheegay in Jubbaland ay ogolaatay inay qeyb ka noqoto guddi uu dalbay xafiiska Farmaajo inay diyaariyaan kulamo looga tashanayo masiirka dalka.

Jubbaland ayaa sidoo kale bogaasiday hadalkii kasoo yeeray Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya ee ahaa in doorashada dhaceyso xiligii loo qorsheeyay iyo sidoo kale go’aankii Gudoomiyaha aqalka sare ku baaqayay in la qabto shir wadatashi deg deg ah.

 Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka Jubbaland

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Haweeney Ganacsato ah oo dishay nin ay ku laheyd 20-Dollar & khasaaro dilkaasi kasoo gaaray

Cabdi Cade

Mareykan oo mid kamid ah weeraradii ugu cuslaa maanta ka fuliyay dal Carbeed

Cabdi Cade

Kooxda TPLF oo shuruudo adag ku xirtay aqbalida xabad joojinta Abiy Ahmed

Caydiid Ali
Taboola Ads ---