Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

Maxay Axmed Madoobe & C/rashiid Xiddig u tageen maanta Goobweyn? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Masuuliyiin kala duwan oo uu kamid yahay Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig iyo qaar kamid ah Masuuliyiinta labada gole ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta qado sharaf loogu sameeyay deegaanka Goobweyn ee Gobolka Jubbada Hoose.

Munaasabadan ayuu Madaxweynahu ugu tala galay Masuuliyiinta kala duwan iyadoo lagu maamuusayo Munaasabada Ciidul fidriga.

Sidoo kale inta uu Madaxweynahu halkaas ku sugnaa waxaa uu la kulmay qaar kamid ah Bulshada ku nool deegaankan isagoo u kuur galayay sida ay u socdaan howlaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ay ka wado halkan gaar ahaan dhinacyada Nabadgalyada iyo Horumarka.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Muuse Biixi oo magacaabay Wasiiro cusub iyo masuuliyiin kale (Akhriso Magacyada)

Caydiid Ali

Maxaa ka jira in Britain ay faragelisay doorashadii dhowaan ka dhacday Kenya?

Caydiid Ali

Xasan Cali Kheyre iyo Wasiirka Arimaha Dibadda Ruushka oo kulan yeeshay (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---