Allbanaadir.com
NEWSWORLD NEWS

Ra’iisul-Wasaare Mikhail Misjustin oo laga helay cudurka Coronavirus

Ra’iisul-wasaaraha Ruushka, Mikhail Misjustin oo 54-jir ah ayaa laga helay cudurka COVID-13 sida ay baahisay Warbaahinta dalkaasi.

Mikhail Misjustin ayaa la magacaabay bishii Janaayo, waxaana mudada uu ku jiro karantiilka, xilkiisa ku sii shaqaynaya ku xigeenkiisa, Andrej Belousov.

Ruushka ayaa ka mid ah dalalka uu ku faafay cudurka Coronavirus, waxaana laga helay dad kor u dhaafaya 106.498, iyadoo ay u dhinteen 1,073 ruux.

Waa masuulkii ugu sareeyey dowlada Ruushka ee laga helo cudurka Coronavirus oo haatan dunida oo dhan ay la tacaaleyso sidii loola dagaalami lahaa.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

DF oo sheegtay in Magaalooyin ka tirsan dalka laga arkay bisha Shawaal

Caydiid Ali

Madaxweyne Deni oo kasoo horjeestay Xeer ay ansixiyeen labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka

Cabdi Cade

Maxaa kasoo baxay kulan ay maanta yeesheen Michael Keating iyo Madaxweyne Gaas ?

Cabdi Cade
Taboola Ads ---