Allbanaadir.com
NEWS

Daawo Sawiro laga soo qaaday xarunta ay ka dhaceyso Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka

Waxaa goordhaw la filayaa in xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ka dhacdo doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka , waxaana kursigan ku tartamaya 11-Musharax.

Waxaa hada socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee doorashada Gudoomiyaha golaha Shacabka, waxaana xarunta golaha lagu diyaariyay sanduuqa cod bixinta iyo agabyadii kale muhiimka u ahaa doorashada.

Akhriso Magacyada Musharixiinta maanta tartameysa

1- Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow

2- Xildhibaan Cali Sheekh Nuur

3- Xildhibaan C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen

4- Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow

5- Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe

6- Xildhibaan Shariif Sheekhunaa Maye

7- Xildhibaan Idris Cabdi Dhaqtar

8- Xildhibaan Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan

9- Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla

10- Xildhibaan Maxamud Macalin Yaxye

11-Xildhibaan Iimaan C/laahi Nuur.

Halkan ka Daawo Sawirro lgaa soo qaaday Xarunta Golaha Shacabka

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Ganasade maanta lagu dilay Muqdisho iyo faah faahino kasoo baxaya

Cabdi Cade

Rabshado uu dhiig ku daatay oo Maalintii 2aad ka socda Masjidka barakaysan ee Al-Aqsa

Caydiid Ali

K/Afrika oo codsi ka dhan ah Israel oo deg deg ah hor dhigtay Maxkamada ICJ

Caydiid Ali
Taboola Ads ---