Puntland oo hanjabaad culus u dirtay Somaliland ka dib dagaalkii saaka (Akhriso)

Puntland ayaa war kulul ka soo saartay dagaalkii saaka ka dhacay degaano ka tirsan Gobolka Sanaag, kaasoo dhexmaray ciidamo ka tirsan Puntland iyo Somaliland.

Qoraal oo kasoo baxay Taliska Taliska Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa lagu sheegay in Ciidamo ka tirsan Somaliland ay weerar ku soo qaadeen degaanka kadhada, ayna iska difaaceen Ciidanka Puntland ee halkaas joogay.

Waxaan u sheegeynaa dowladda Soomaaliya iyo Beesha caalamka in Puntland aysan Mas’uul ka noqon doonin wixii ka dhasha duulaan ay sheegeen in lagu soo qaaday.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA PUNTLAND

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -