Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

(Akhriso) Jubbaland oo eedeysay DF, soona dhoweysay hadalka QM & Maraykanka

Dawlad goboleedka Jubbaland ayaa war saxaafadeed ka soo saartay fara galinta siyaasadeed iyo khal khal galinta amni ee ay Dawladda Federaalka Soomaaliya ka wado gobolka Gedo sida warka loo dhigay.

Shir ay iskugu yimaadeen goleyaasha Baarlamanka iyo wasiirada Jubbaland ayey mahad celin gaar ah ugu muujiyeen qaramada midoobay iyo dowlada maraykanka oo ka soo horjeestay fara gelinta DF.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dad careysan oo rabshado ka bilaabay Beirut ka dib qaraxyadii lagu hoobtay (Sawirro)

Caydiid Ali

Muxuu Rooble kala hadlay Guddiyada Doorashada Federaalka & kan G/Woqooyi?

Caydiid Ali

Rooble oo Nairobi kula kulmay Cumar C/rashiid, Qalbi-dhagax & xubno kale.(Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---