Sheekh Shaakir oo cadeeyay Mowqifkiisa ku aadan Doorashadii uu ku guuleestay Qoor Qoor

Madaxii Xukuumada Galmudug Sheekh Shaakir Cali Xasan ayaa War Saxaafadeed uu soo saaray ku shaaciyay in uusan aqoonsaneyn natiijadii kasoo baxday doorashadii Axadii ka dhacday Dhuusomareeb ee lagu doortay Qoor Qoor.

Sheekh Shaakir ayaa qoraalka uu soo saaray ku cadeeyay in aysan jirin wax wadahadal ah oo u socda dowlada federaalka iyo Ahlu Sunna, waxa uuna borobagaando ku tilmaamay wararka la faafinayo ee ku aadan in wadahadalo socdaan.

Halkan ka Akhriso Qoraalka uu caawa soo saaray Sheekh Shaakir

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -