Allbanaadir.com
NEWS

Shir Sadex Geesood ah oo u socda Madaxda Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea (Sawirro)

Magaalada Asmara ee caasimada dalka Itoobiya waxaa shir sadex geesood ah uga socdaa Madaxweynayaasha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,Madaxweynaha Ereteriya Mudane Isaias Afwerki iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed Cali.

Kulanka ayaa ah mid ay madaxdan uga wada hadlayaan arimo xasaasi ah ay kamid yihiin xoojinta iskaashiga sadex geesoodka ah, waxaa sidoo kale kulanka looga hadlayaa sidii looga shaqeyn lahaa xasilinta amaanka gobolka.

Madaxda dowladaha Soomaaliya ,Itoobiya iyo Eritrea ayaa horey u gaaray heshiisyo iskaashi , waxaana la filayaa in shirka marka uu soo dhamaado lasoo saaro War Murtiyeed wadajir ah.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Maraykanka oo ka digay weeraro ku soo wajahan Hotelo ku yaalla Magaalada Nairobi

Caydiid Ali

Mareykanka oo caawa mar kale duqeeyey Buuraha Calmiskaat

Caydiid Ali

Madaxweyne Qoor Qoor oo xeelad Siyaasadeed oo cajiib ah u adeegsaday Xaaf

Cabdi Cade
Taboola Ads ---