Allbanaadir.com
NEWS

Madasha Talo Wadaag oo maanta lagu daah furay magaalada Muqdisho (Daawo Muuqaal)

Munaasabadan oo lagu daah furayay Madasha Talo Wadaag oo ay ku bahoobeen Siyaasiyiin, Xildhibaanno iyo Waxgarad Soomaaliyeed ayaa maanta laga daah furay magaalada Muqdisho.

Munaasabada furitaanka ayaa waxaa ka qeybgalay xubo ka socda labada Aqal ee dowladda, Siyaasiyiin, Waxgarad iyo Ururada bulshada Rayidka.

Ridwaan Xirsi Maxamed oo ah guddoomiyaha Madasha Talo Wadaag oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in madashan loogu talagalay in lagu soo bandhigo Aragtida iyo Fikirka Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Soomaaliyeed, isaga oo intaa ku daray in loo baahan yahay in Miis kaliya looga wada hadlo Talada dalka oo aan cid kaliya lagu eedin.

Daawo Muuqaal Munaasabada Daah Furka Madasha Talo Wadaag 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Wasiir Juxa oo ka hadlay Xil ka Qaadistii lama filaanka ku noqotay ee saakay lagu sameeyay

admin

Madaxweyne Biden oo ku dhawaaqay go’aan ka nixiyey Sacuudiga iyo xulufadiisa

Caydiid Ali

Hal xabo oo Kalluun ah ma ka bixin laheyd in ka badan Saddex milyan oo dollar? (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---