Allbanaadir.com
NEWSWORLD NEWS

Gabar 23-sano jir ah oo loo magacaabay Boqorad !! (Daawo Sawirro)

Gabar 23-sano jir ah oo u dhalatay dalka Nageria ayaa si lama filaan ah loogu magacaabay in ay noqoto Boqorad , kadib markii uu geeriyooday aabaheed oo la sheegay in uu ahaa Boqor.

Oyebola Agbona oo ah gabar dhalinyaro ah oo wax ka barata Jaamacad kutaala dalka Nageria ayaa loo magacaabay in ay noqoto Boqorada gobolka Ondo ee dalka Nageria.

Odayaasha laga xushmeeyo gobolka ayaa gabadhan geerida aabaheed kadib waxa ay sameeyeen wadatashi dheer , waxa ayna ugu dambeyn go’aansadeen in gabadhan u magacaabaan Boqorad.

Gabadhan la boqray ayaa Warbaahinta u sheegtay in aysan markii hore ku farxin in Boqorad laga dhigay laguna badalay booska aabaheed, waxa ayna tilmaantay in sadex isbuuc kadib aqbashay soo jeedinta Odayaasha.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

RW Somalia oo kormeeray dhismaha laamiga Cadaado, dhaqaalena ugu deeqay (Sawirro)

Caydiid Ali

Iska Hor imaad khasaaro nafeed geestay oo ka dhacay gudaha Suuqa Bakaaraha

Cabdi Cade

Tirada dadkii ku dhintay Qaraxyadii ruxay Sri Lanka oo kor u dhaaftay 100-qof (Daawo Sawiro Cusub)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---