Allbanaadir.com
ENGLISH NEWS

U.S. Embassy Statement on Somalia’s Political Situation

The United States calls on the Federal Government of Somalia, all Federal Member States, and citizens of Somalia to work towards political reconciliation, cooperation, and unity through peaceful dialogue.  Somalia has made impressive progress in key areas.  We encourage all actors to come together and remain focused on working with Somalia’s international partners to bring peace, stability, and prosperity to Somalia.

###

Dowladda Mareykanka waxay ku boorineysaa Dowladda Federaalka Soomaaliya, dhammaan Dowladaha xubinta ka ah Federaalka, iyo muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay ka shaqeeyaan dib-u-heshiisiin siyaasadeed, iskaashi, iyo midnimo ayadda oo loo maraya  wadahadal nabadeed.

Soomaaliya waxay ku tallaabsatay horumar wax ku ool ah oo laga dareemayo dhinacyadda muhiimka ah. Waxaan ku dhiirigelinaynaa dhammaan inay isu yimaadaan oo ay la shaqeeeyan saaxibada Soomaaliya ee caalamiga ah si loo helo nabad, xasilooni, iyo barwaaqo.

Related posts

Left Behind: Deeply Broken Somalia

Cabdi Cade

Nigerian president’s top aide tests positive for coronavirus

Caydiid Ali

2 Wajir residents reported missing found dead Daily Nation

admin
Taboola Ads ---