Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Odayaasha Dhaqanka Galmudug oo digniino culus ka soo saarey Dhuusamareeb (Akhriso)

Odayaasha Dhaqanka Beelaha Galmudug oo caawa shir ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb Caasimmadda Galmudug ayaa sheegay in mas’uuliyadooda tahay dib u dhiska Galmudug loo dhan yahay.

Waxay intaas ku dareen in marnaba aysan aqbali doonin in Xildhibaanada 89 mudane tiradooda laga badiyo, iyagoo wacad Ku maray in cidii arintaasi Ku dhaqaaqda tilaabo cad ah ay ka qaadi doonaan.

Odayaasha Dhaqanka Galmudug ayaa sidoo kale ku dhawaaqay haddii Ahlusunna la siiyo 35 Xildhibaan in aysan ka qeyb gali doonin dhismaha maamulka Galmudug.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA AY SOO SAAREEN:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Afar Musharax ay ku jiraan Xasan Sheekh iyo Kheyre oo Caawa kulan yeeshay (Sawirro)

Cabdi Cade

Guddiga Doorashada Aqalka sare ee Baarlamanka Galmudug oo gudoon cusub doortay (Sawirro)

Caydiid Ali

Gabar markii ugu horeesay loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaashaandhiga

Cabdi Cade
Taboola Ads ---