Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Kulan Su’aalo lagu weydiiyey golaha Wasiirada Jubbaland oo Kismaayo ka dhacay (Sawirro)

Guddiga KMG ee diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa Maanta Magaalada Kismaayo kula kulmay Golaha Wasiirada dowlad goboleedka Jubbaland.

Kulanka oo ka dhacay guriga Martida ee Magaalada Kismaayo ayaa Golaha Wasiirada ee Dowlad Goboleedka Jubaland looga dhageystay aragtidooda ku aadan sharciga Doorashooyinka Qaranka oo uu Guddiga Gacanta Ku haayo, iyagoo weydiiyey su’aalo la xiriira sharcigan.

Guddiga KMG ee Soo Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa Muddooyinkan waday wada-tashiyo la xiriira Sharciga Doorashooyinka Qaranka.Waxa uu Booqday Guddiga Dhamaan Dowlad Goboleedyada Dalka ka Jira.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Xogta kulamo Gudoonka labada aqal la qaateen Xildhiban Hodan Xasan (Sawirro)

Caydiid Ali

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis dan u ah Dalkeenna (Sawirro)

Cabdi Cade

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo baaq muhiim ah u diray ganacsatada Kenya (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---