Allbanaadir.com
NEWSWORLD NEWS

Dowladaha Soomaaliya iyo Masar oo gaaray heshiis dan u ah labada dal (Daawo Sawirada)

Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha ee Somalia, Dr. Abdullahi Ali Hassan iyo Wasiirada Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee dalka Masar, Saxar Nasar waxay shslay  qalinka ku duugeen Heshiiska Isfahamka Maalgashiga Wadajirka ee labada dal.

Heshiiska Istaraatijiyada Iskaashiga Maalgashiga ee Somalia iyo Masar waxaa lagu saxiixay magaalladda Qaahira, kadib markii la soo gebagebeeyey Shirweynihii Labaad ee Guddiyada Ganacsatada ee Labada dal ee ka socday Qaahira.

Munaasabadda saxiixa ee Heshiiskaasi waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha dalka Masar, Cumaru Nasaar iyo madax kale.

Waxaa Turjumay: Ustaad Nuradin Xigasho:
mubasher.info, Egypt

Related posts

Aqalka Cad oo War kasoo saaray qaraxyadii lagu hoobtay ee ka dhacay Soobe

Cabdi Cade

Maxay ka wada hadleen Wasiir Cawad iyo Mr. Adam Abdelmoula? (Sawirro)

Caydiid Ali

Yaa fuliyay Duqeyntii Diyaaradeed ee lagu dilay C/xakiim Dhuqub (War Saxaafadeed)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---