Maxay ka wada hadleen Wasiir Cawad iyo Mr. Adam Abdelmoula? (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta kula kulmay Muqdisho, Kuxigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ahna Xiriiriyaha Iskuduwaha arrimaha bani’aadannimada ee UNSOM Mudane Adam Abdelmoula.

waxa uu kala hadlay xoojinta dadaallada lagu doonayo in lagu sameeyo iskaashi waxgal leh iyo taageero hey’ad si kor loogu qaado heerka gargaarka bani’aadannimo iyo barnaamijyada horumarinta.

Labada masuul ayaa isku afgartay dhamaan qodobadii ay ka wada hadleen sida lagu sheegay War ka soo baxay wasaarada arrimaha dibeda.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -