Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Axmed Karaash oo kasoo horjeestay Baaq kasoo yeeray Madaxweyne Deni (Akhriso)

Madaxweyne kuxigeenka maamulka Puntland Axmex Cilmi Cismaan Karaash ayaa kasoo horjeestay hadal dhawaan kasoo yeeray Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo sheegay in wadahadal la galayaan Somaliland.

Axmed Karaash ayaa sheegay in uu kasoo horjeedo in wadahadalo shuruud la’aan ah lala galo Somaliland, waxa uuna cadeeyay in ay ka go’antahay fulinta balan qaadkii iyo waajibaadkii isaga loo doortay.

Qoraalkan kasoo baxay Madaxweyne kuxifeenka Puntland ayaa u muuqda mid looga soo horjeedo baaqii uu dhawaan diray Madaxweynaha Puntland ee ku aadanaa in Somaliland wadahadalo kala galayaan dhulka Puntland ay ka heesato.

Halkan ka Akhriso Qoraalka Axmed Karaash

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Lafgareen oo guddoomiye cusub u magacaabay Maamulka gobolka Sh/hoose

Caydiid Ali

Maxkamad ammartay in lasoo xiro afar xubnood oo katirsan Golaha Deegaanka Caabudwaaq

Cabdi Cade

(Daawo Sawirro) Madaxweyne Qoorqoor oo qaabilay wefdi ka socday hay’adda IOM

Cabdi Cade
Taboola Ads ---