Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

(Akhriso) Liiska odayaasha soo xulaya Xildhibaanada Jubbaland oo caawa la soo bandhigay

Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa caawa soo bandhigay liiska Odayaasha dhaqanka ee soo Xulaya Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Jubbaland.

Odayaashan liiskooda la shaaciyey ayaa ka kooban 135 Oday oo ka soo kala jeeda beelaha dega degaanada Jubbaland.

Hoos ka akhriso liiska Magacyada odayaasha

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Marwo Samsam Ibraahim Cali oo noqotay..

Caydiid Ali

Talo ku socota Beesha Cadaado ee ka careesan Heshiiska Galmudug iyo Ahlu Sunna

Cabdi Cade

Wararkii Ugu Dambeeyay dagaalkii ka qarxay Baladweyne iyo sida had xaal yahay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---