Allbanaadir.com
NEWS

Wasaarada Waxbarashada oo si qasab ah ku hirgalineysa Manhaj cusub (Akhriso Wareegto)

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya Cabdulaahi Goodax Barre ayaa lagu faray Iskuulada iyo Hay’adaha ka shaqeeya Waxbarashada in ay hirgaliyaan Manhaj cusub ee soo saartay Wasaarada.

Wasaarada Waxbarashada ayaa ku amartay iskuulada dalka in ay hirgaliyaan bisha Agoust waxii ka dambeeya manhajka cusub ee fasalada 1-aad ilaa 8-aad, waxa ayna Wasaarada ku hanjabtay in talaabo ka qaadi doonto cidii ka gaabsata hirgalinta manhajkan cusub.

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Kiisaskii ugu horeeyey Coronavirus oo laga helay magaalada Kismaayo

Caydiid Ali

Hogaamiyihii kooxda Daacish ee Woqooyiga Afrika oo duqeyn lagu dilay (Sawirro)

Caydiid Ali

Xiliga Madaxweyne Trump laga saarayo Isbitaalka lagu daweynayo oo la shaaciyey

Caydiid Ali
Taboola Ads ---