Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

Kiisaskii ugu horeeyey Coronavirus oo laga helay magaalada Kismaayo

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha dowlad goboleedka Jubbaland Maxmaed Warsame Darwiish oo ah guddoomiyaha guddiga ka hortaga Caabuqa Corona Virus ee Jubbaland ayaa Telafishinka Dowlad Goboleedka Jubbaland u sheegay in labo ruux oo laga helay COVID-19 hadda lagu karantiilay Isbitaalka magaalada Kismaayo halkaasna lagula tacaalaayo.

Labadaan ruux ayaa noqonaya kuwii ugu horreeyay ee la xaqiijiyay in ay qabaan xanuunka COVID-19 ee kusugan meel kamid ah dowlad goboleedka Jubbaland.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Ogow Caqabadaha adag ee heesta Isticmaalka Lacagta Shilin Soomaaliga !!

Cabdi Cade

Maxkamadda Ciidanka Puntland oo soo saartay amar ku socda Taliska PSF

Caydiid Ali

Turkiga oo War cusub kasoo saaray qaabkii loo dilay Wariye Jamal Khashoggi

Cabdi Cade
Taboola Ads ---