Allbanaadir.com
HIRSHABELLENEWS

Al Shabaab oo soo bandhigtay Sawirada weerar ay Hub badan ku qabsadeen (Daawo Sawirada)

Warbaahinta Al Shabaab ayaa soo bandhigtay sawirro laga soo qaaday weerar dagaalyahanadooda ku qaadeen saldhig ay ciidanka Milatariga Soomaaliya ku leeyihiin degmada Moqakori ee gobolka Hiiraan.

Weerarkan Al Shabaab ku qaadeen saldhiga Milatariga Moqokori ayaa dhacay sanadkii hore, waxaana dagaalkan lagu dilay ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo weerar gaadmo lagu qaaday.

Al Shabaab ayaa soo bandhigtay hub nuucyo kala duwan leh ee ku qabsadeen dagaalka Moqokori, waxa ay sidoo kale Al Shabaab gacanta ku dhigeen gaadiid ay lahaayeen ciidanka dowlada oo saldhiga looga cararay.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

War cusub oo kasoo kordhay Sargaal lagu waayay Weerarkii Aadan Yabaal

Cabdi Cade

Olaf Scholz oo codka kalsoonida weydiisanaya Baarlamaanka kaddib burbur soo…

Cabdi Cade

(Sawirro) DF oo shaacisay natiijada sadexdii kun ee Macalin & RW Xamse Barre oo..

Caydiid Ali
Taboola Ads ---