Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

Jubbaland oo dowlada Somalia ku eedeysay dagaalkii ka dhacay garoonka Kismaayo (Akhriso)

Jubbaland ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku eedeeysey iney faragelin iyo khalqal gelin dhinaca Amniga ku heyso magaalada Kismaayo kadib dagaal garoonka Kismaayo shalay galab ku dhexmaray Musharax Madaxweyne Cabdinaasir Seeraar iyo Ciidamada Jubbaland.

War-Saxaafadeed ka soo baxay Maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in wixii ka dhacay Garoonka Kismaayo ay eedeeda leedahay Dowladda federaalka, isla markaana ay taasi cadeyn u tahay khalqal gelinta amniga ay dowladda Soomaaliya ka wado deegaannada Jubbaland.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Maxaa ka jira in Abwaan Nageeye lagu dilay dagaalkii Al-Kowsar?

Caydiid Ali

Ninka loo magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada sare oo la sheegay in Ilmo habreed yihiin Ra’isul Wasaare ….

Cabdi Cade

War deg deg ah: Dowladda Somalia oo war ka soo saartay xariga C/raxmaan C/shakuur Warsame

Caydiid Ali
Taboola Ads ---