Waxaa duhurnimadii maanta tiro madaafiic ah lagu weeraray xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana madaafiicda qaarkood ku dhaceen gudaha Villa Soomaaliya halka kuwa kalana ku dhaceen goobo...
Waxaa goordhaw tiro madaafiic ah lagu garaacay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee kutaala degmada Wardhiigley, waxaana madaafiicdan qal qal ka abuurtay Madaxtooyada iyo Xaafadaha ku dhaw...
Al Shabaab ayaa sheegtay in uu xalay soo gabo gaboobay weerarkii habeen hore u galeen dhismo kuyaala Laamiga Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho, waxa...
Dowlada Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay weerar saacado badan qaateen oo dagaalyahano katirsan Al Shabaab xalay ku galeen dhismayaal kuyaala Laamiga Maka Al Mukarama...
Qaar ka mid ah Madaxweynayaasha maamul goboleedyada dalka ayaa siyaabo kala duwan u cambaareeyey weerarka Alshabaab ee ka socda Magaalada Muqdisho iyo Qaraxyadii ka dhacay...
Weerarkii xalay ay soo qaadeen Al-Shabaab ayaa muddo ka badan 12 saacadood ka badan weli ka socda dhismeyaal ku yaalla wadada Maka Mukarama. Wararkii ugu...