Shaqaalaha & Saraakiisha ciidanka Puntland oo loo digay
Guddiga Doorashooyinka Puntland ee PEC oo shaqaalaha dowladda, saraakiisha iyo ciidanka uga digay in ay qayb ka noqdaan garabyo siyaasadeed. “Guddiga Doorashooyinka Puntland iyagoo tixraacaya,...