Booliska Jubbaland oo gacanta ugu dhigay nin horey isugu dhiibay kooxda Al Shabaab
Ciidanka Booliska degmada Dhoobley oo howlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay xaafadaha degmada ayaa gacanta kusoo dhigay Xasan Ibraahim oo horay ugu biiray kooxda Al-shabaab....