Dib u dhac ayaa mar kale ku yimid shirkii Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku baaqay inuu Muqdisho ka dhaco maalinta berri ah oo...
Qeybtii labaad ee ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo maalmo ka hor  gaaray dalkan Turkiga ayaa si rasmi ah waxaa uu tababar ugu bilaabmay...
Militariga la wareegay talada dalka Sudan ayaa sheegay inay xabsiga u taxaabeen labo qof oo la dhashay madaxweynihii xukunka laga tuuray  Cumar Al Bashiir. Afhayeen...
Haweenka Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Muadisho ayaa muujiyay sida ay ugu go’an tahay ka qeyb-qaadashada sugida Amniga, iyaga oo sidoo kale soo dhaweeyay Howlgalada...
Wakiilkii Qaramada Midoobay u qaabilsanaa Soomaaliya oo sannadkan horaantiisa ay dowladda Soomaaliya ka eriday dalka ayaa loo magacaabay xil kale. Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay...
Iyadoo baraha bulshada si aad ah looga hadal haayo banaanbax la qorsheynayo inuu berri ka dhaco Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho...