Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Haweenka ku nool Muqdisho oo muujiyay sida ay ugu go’an tahay ka qeyb-qaadashada sugida Amniga (Daawo Sawirada)

Haweenka Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Muadisho ayaa muujiyay sida ay ugu go’an tahay ka qeyb-qaadashada sugida Amniga, iyaga oo sidoo kale soo dhaweeyay Howlgalada ee ciidamada qalabka sida ka wadaan Caasimadda.

Waxaa ay Haweenka muujiyeen in aysan marnaba aqbali doonin wax alla wixii wiiqaya ama lagu qal qal gelinaya Amniga Caasimadda.

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Eng Yariisoow oo kulankaasi kala qeyb-galay Haweenka ayaa waxa uu ku amaanay taageerada ay had iyo jeer la garab taagan yihiin Dowladnimada, waxa uuna sidoo kale xusay in aan marnaba la ilaabi karin doorka Haweenka ay ka qaataan la shaqeynta Hey’addaha Amniga.

 

Related posts

Cabdikariin Qalbi-dhagax oo booqanaya labo ka mid ah dowlad goboleedyada Somalia

Caydiid Ali

Diyaarado Dagaal oo duqeyn culus ka fuliyay Duleedka Ceelbuur

Caydiid Ali

Dowlada Somalia oo Shirkado reer Galbeed ah la gashay heshiis sahmin Shidaal

Caydiid Ali
Taboola Ads ---