K/Galbeed oo shaacisay Musharaxiinta lix kursi iyo Shariif Xasan oo meesha laga saaray

Waxaa goor dhow la shaaciyey Musharaxiinta loo diiwaan geliyey lix ka mid ah kuraasta Golaha shacabka oo laga soo doorto  Magaalada Baydhabo. Qoraal caawa ka...

Guddiga Qaran ee ka hortagga COVID-19 oo kulan iskugu yimid & Khayre oo ka...

Kulan ay khadka internet-ka (video conference) ku yeesheen xubnaha guddiga Qaran ee ka hortagga Covid-19, ayaa looga hadlay wax ka qabashada xaaladaha taagan, dadaallada...

Ciidamo dowladeed oo tuulada Karma ku laayey dad ka badan 130 shacab ah (Sawirro)

Dadka deegaanka iyo kuwa ka badbaaday xasuuq ka dhacay tuulo ku taal dalka Burkina Faso ayaa Sabtidii sheegay in 136 qof oo ay ku...

Nin Maamule ka ahaa Iskuul oo caawa lagu qaarajiyey Magaalada Muqdisho

Dabley hubeysan ayaa caawa degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ku toogtay nin la sheegay inuu maamule ka ahaa iskuul ku yaalla degmadaas. Xuseen Maxamed Xuseen...

Wasaarada beeraha Somalia oo qeylo dhaan ka soo saartay arrin ka socota degmada Balcad

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Beeraha & Waraabka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxay kaga digtay boob ay sheegtay in lagu hayo hantida dhulalkii danta...

Wararkii ugu dambeeyey dagaalo & qaraxyo ka dhacay Magaalada Khartuum

Goob-jooge ku sugan Bariga Khartoum ayaa soo sheegay iska horimaadyo hubeysan iyo duqeymo xagga cirka ah oo ka dhacay xaafado la deggan yahay Sabtidii...

(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Masuuliyiinta heyadaha Socdaalka ee Somalia & UK?

Ku-xigeenka Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Somalia Cabdifataax Cumar Ibraahim (Shaawey) oo safar shaqo ku jooga London ayaa kulamo la qaatey madax...

Wasiirka Arrimaha dibadda Somalia oo bilaabay ku takrifal awooddeed iyo qabyaalad !!

Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa guddaha wasaaradda ka bilaabay eex iyo musuqmaasuq saameyn badan ku yeeshay...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Farmaajo, dhigiisa Geelle & Amiir Tamiim?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka telefoonka ay ku wada xiriireen Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa iska...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs