Wednesday, April 24, 2024

Ciidanka Israel oo duqeyntii ugu dhimashada badneyd ka geystay Gaza (Sawirro)

Duqeymaha cirka Israel ee magaalada Gaza ayaa Axadda maanta ah waxaa ku dhintay 23 qof, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Gaza. Duqeynta maanta...

Jabhadda Buurta Gacan-libaax ee diidan Muuse Biixi oo talaabo culus qaaday

Kooxda hubaysan ee dhawaan isku urursatay deegaanka Buurta Gacan-libaax ee gobolka Saaxil ee Somaliland ayaa saaka laba baabuur oo ay leedahay Hay’ada Miino-baarista ee...

Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda dowlad goboleedyada oo kulan ku leh Villa Somalia

Kulan ayaa xilligan waxaa Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ku leh Madaxweyne Farmaajo, Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir. Kulankan o ah mid ah...

Al-Shabaab oo xukun dil ah ku fulisay nin iyo haweeney walaalo ahaa (Sababta)

Al-Shabaab ayaa maanta barqadii degaanka Girilleey ee gobolka Gedo ku dilay laba ruux oo walaalo ah kuwaasoo lagu eedeeyey inay u basaasayeen sirdoonka dowladda...

Wasiirka Arrimaha Dibeda Somalia oo booqasho ku tegay Magaalada Rabat

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa gaaray Magaalada Rabat ee dalka Marooko. Cawad ayaa hoggaaminaya wafdi sare oo diblomaasiyadeed...

Booliska Sacuudiga oo xabsiga u taxaabay nin weeraray Imaamka Masjidka Xaramka (Sawirro)

Booliska u xilsaaran amniga Masjidka barakeysan ee Xaramka ayaa gacanta ku dhigay Nin weerar ku qaaday mid ka mid ah Iimaamyada Masjidkaas oo shalay...

(Sawirro) Dabley hubeysan oo leysay dad ku cibaadeysanayey Masjid

Ugu yaraan afar qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday masjidka Shah Cheragh oo ku yaalla magaalada Shiraz ee dalka Iran sida ay sheegtay...

Faahfaahin: Dagaal hub culus la isku adeegsaday oo mar kale ka dhacay duleedka Muqdisho

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaadeen Saldhig ciidamada AMISOM ku leeyihiin degaanka Ceelashada biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho. Weerarka ayaa ka dhacay...

Al-Shabaab oo War ka soo saartay Khasaaraha weerarkii xerada ciidanka Gorgor

Al-Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyada weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha laga soo buuxiyey kaasoo shalay lagu qaaday xero ciidanka kumandoska Gorgor ku...

Al-Shabaab oo shaacisay Magacyada Saraakiil ku dhintay qaraxii shalay (Akhriso)

Al-Shabaab ayaa shaacisay magacyada saraakiil, xildhibaano hore iyo shaqaale ka tirsanaa dowlada Somalia oo ku dhintay qaraxii shalay ka dhacay maqaayad ku dhow hotelka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs