Friday, April 19, 2024

Maamulka dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya oo ka hadlay rabshidihii Jigjiga

Xukuumadda dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegtay in shacabka magaalada Jigjiga dhibaato badan loo gaystay. Wasiirka warfaafinta ee dowladda deegaanka Soomaalida Itoobiya Idiriis Ismaaciil Cabdi...

Mucaaradka DDSI oo war ka soo saaray rabshadaha ka socda Jigjiga

Mucaaradka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ugu baaqay shacabka inay is-dejiyaan isla markaasna ay ilaaliyaan nabadgelyada. Waxay sidoo kale ugu baaqeen hoggaamiye dhaqameedyada inay ka...

Bin-Laden hooyadii oo markii ugu horeysay ka hadashay arrimaha Wiilkeeda (Daawo Sawirro)

Waxaa markii ugu horreysay hadashay hooyada dhashay hogaamiyihii ururka Al-Qaacida ee la dilay Osama bin Laden. Bin laden hooyadii ayaa waxay sheegtay in wiilkeeda uu...

Haweeney 37 sano jir ah oo dhashay 44 caruur ah(Daawo Sawirada)

Warbaahinta ayaa si weyn u hadal heysa Haweeney u dhalatay dalka Uganda oo hal nin u dhashay 44 caruur ah, waxaana hada u nool...

Mengistu Hailemariam iyo Desalegn oo kulmay iyo Muran ka dhashay

Waxaa dhawaan magaalada Harare ee Caasimada dalka Zimbabwe kulan ku yeeshay Madaxweynihii hore ee kaligii taliska dalka Itoobiya Mengistu Hailemariam iyo Ra'isul Wasaarihii hore ee...

RW Itoobiya oo war lala fajacay ka soo saaray shidaalka laga helay degaanka Soomaalida

Ra'isul wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrin aad loo hadal hayay oo ku saabsan qoondada dadka deegaanka Soomaalida...

Shacab lagu laayey duqeyn ka dhacday Magaalada Hodeida (Daawo Sawirro)

Ugu yaraan 20 ruux ayaa ku naf waayey duqeyn ka dhacday Magaalada dekeda ah ee Hodeida oo ku taalla Yemen, waxaana duqeyntaas geystay isbaheysiga...

Askari Maraykan ah magdhow lacageed ku helay arrin yaab leh (Daawo Sawirro)

Askari u dhashay dalka Mareykanka oo ogaaday inuu ka soo jeedo isir madow ah ayaa magdhaw helay kaddib markii lagu forjeeeyey isirkiisa. Sergeant Cleon Brown,...

Go’aan laga gaaray kiiskii u dhaxeeyay Dowlada Jabuuti iyo DP World

Maxkamadda dhex dhexaadinta caalamiga ah ee magaalada London ayaa go'aan ka gaartay dacwaddii u dhexaysay Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Shirkadda Dubai Ports World ee laga...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs