Friday, April 19, 2024

Al Bashiir iyo Ismaaciil Cumar Geelle oo lagu oo dhaweeyay Itoobiya (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Jimma ee Ismaamulka Oromada dalka Itoobiya si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Madaweynayaasha dalalka Jabuuti iyo Sudan Ismaaciil Cumar Geelle iyo Cumar...

Aabe gabadhiisa ku ciqaabay in ay lugeyso 8-KM iyo sababta keentay (Daawo Sawirada)

Waxaa dood xoog leh oo la xiriirta hab dhaqanka waalidiinta abuuray Aabe ka soo jeeda gobolka Ohio ee dalka Mareykanka, kaasoo gabadhiisa ku kallifay...

Halis lasoo daristay Qoyska Wiil yar oo la kulmay Lionel Messi (Daawo Sawirada)

Wiilkii reer Afghanistan ee caanka ka noqday dunida isla markaana bacda ka sameysay maaliyadda Lionel Messi ayaa lagu qasbay isaga iyo qoyskiisa iney isaga...

Aabe si arxan daro ah u dilay labo gabdhood uu dhalay oo Maxkamad lasoo...

Maxkamad kutaala degaanka Shanzu, ee hoostaga magaalada Mombaasa ee dalka Kenya ayaa lasoo taagay Aabe lagu helay dambi ah in uu si arxan daro...

Xildhibaanno ka qeyb-galay furitaanka Kulan Cafe ee Magaalada Nairobi+Sawiro

Munaasabad lagu furayey maqaayada Kulan Caffe laanteeda saddexaad, ayaa lagu qabtay shaley magaalada Nairobi ee dalkan Kenya, iyadoo ay kasoo qeyb galeen xaflad madax...

Maraykanka oo weji gabax kala kulmay qaraar ka dhan ah kooxda Xamaas

Maraykanka ayaa ku fashilmay in la meel mariyo qarar uu horkeenay Golaha loo dhan yahay Qaramada Midoobay oo lagu cambaarayn lahaa gantaalada ay Xamaas...

Dowlada Burundi oo qaaday talaabo ka careysiisay Qaramada Midoobay

Madaxda Burundi ayaa amray in guddiga xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay uu xafiisyadiisa albaabada isugu laabo muddo labo toddobaad ah, sida ay ilo ka...

Caro xoogan oo ka dhalatay Oday 91-sano jir ah oo xil loo magacaabay

Dhalinyaro badan oo u dhalatay dalka Kenya ayaa si weyn uga carooday xil dowlada u magacawday Madaxweyne kuxigeenkii hore ee dalkaasi Moody Awori oo maalmo...

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay dalka Iran & Wararkii ugu dambeeyey (Daawo Sawirro)

Ugu yaraan saddex qof ayaa lagu dilay, 24 kalena waa ay ku dhaawacmen qarax is-miidaamin gaari loo adeegsaday oo lagu qaaday xarunta booliska magaalo...

Labo ka mid ah dayuuradaha dagaalka Maraykanka oo isku dhacay iyagoo duulaya

Dadaallo lagu baadi goobayo ayaa socda ka dib markii saaka labo dayuuradood oo militariga Maraykanku uu leeyahay ay iyagoo duulaya isku dhaceen, kuna burbureen...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs