Madaxweyne Nguyen Phu Trong oo Muddo Saddex todobaad ka badan la la’yahay
Madaxweynaha dalka Vietnam Nguyen Phu Trong ayaanan lagu arkin meel fagaara ah ku dhowaad seddex todobaad, taasoo keentay in walaac laga muujiyo xaaladiisa caafimaad.
Nguyen...
Xaalad Cakiran oo ka taagan magaalada Jigjiga iyo Rasaas la maqlayo
Wararka ka imaanaya magaalada Jigjiga ee caasimada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in xaalad kacsanaan ah magaaladaasi ka jirto, waxaana mararka qaar la...
Booliska Jarmalka oo qabtay nin watay 250 qori & Kumanaan xabo oo rasaas ah
Booliska Jarmalka ayaa sheegay inay qabteen ilaa 250 qori iyo dhowr kun oo rasaas ah, kuwaasoo uu watay nin la rumeysan yahay inuu yahay...
Masjid Taariikhi ah oo lagu bur buriyay Gobolka Amxaarada iyo Muslimiinta oo ka carootay
Dagaalyahano katirsan Jabhadda Xoraynta Shacabka Tigray (TPLF) ayaa lagu eedeeyay in ay bur buriyeen masaajid taariikhi ah oo kuyaala magaalada Zarema, ee waqooyiga Gondar...
Ciidamada Kenya oo dad shacab ah ku qasbay in ay ku dabaashaad bulaacado !!
Ciidamada Kenya ayaa lagu eedeeyay in tacadiyo kula kaceen dad shacab ah oo ku dhaqan magaalo xeebeedka Mombasa xili halkaasi ka socdeen dabaal dega...
Dad looga shakiyay in ay qabaan Cudurka Caronavirus oo lagu karantiilay dalka Itoobiya
Wadamada caalamka waxaa ka socda dadaalo badan oo lagu doonayo in laga hortagao cudurka halista ah ee ka dilaacay dalka Shiinaha ee Coronavirus, waxaana...
Madaxweyne Afwerki oo balan-qaad u sameeyey Madaxda dowlada Itoobiya
Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa khamiistii ballan-qaaday inuu xoojin doono wada-shaqeynta kala dhaxeysa Itoobiya, isaga oo ku guda jiray maalintii ugu dambeysay booqasho laba...
(Sawirro) Gaari qarax looga shakiyey oo la dhigay agagaarka Cogresska Maraykanka
Ciidanka Booliiska Maraykanka ayaa baaraya wax loo maleynayo bam khatar ah oo qarxi kara, kaasoo saaran gaari ku sugan meel u dhaw xarunta baarlamaanka...
Trump oo fasaxay in Hub balaayiin Dollar jooga laga iibiyo Sacuudiga iyo Sababta keentay
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa fasaxay in hub casri ah oo balaayiin dollar jooga laga iibiyo boqortooyada Sacuudiga, xili ay tilaabadan hubka looga...
Dugsiyada New Zealand oo Ardayda baraya Nolosha Gabdhaha Muslimiinta ah
Geeddi-socodka taariikhda, haweenku aalaaba waxay ahaayeen laf dhabarta bulshooyinka iyo aas-aaska xasiloonida iyo horumarka umadaha.
Ogaanshiyaha kaalinta gabdhaha Muslimiinta ah ay ku leeyihiin bulshada, dugsiyada...