Saturday, April 27, 2024

Duuliyaal Diyaaradeed oo dagaalamay diyaarada oo hawada ku jirta oo shaqada laga joojiyay

Shirkadda diyaaradaha ee Air France, ayaa shaqo joojin ku sameesay labo kamid ah duuliyaasha diyaaradahooda, kaddib markii la shaaciyay in ay ku dhax dagaalameen...

Dal Yurub kuyaala oo laga dalbaday in uu dib usoo celiyo farshaxanadii Afrika

Qaar kamid ah Wadamada Yurub ee horey u gumeestay Wadamo Qaarada Afrika kuyaala ayaa qaatay farshaxano iyo waxyaabo kale oo taariikhi ah ay lahaayeen...

(Sawirro) Arday labadiisa Macalin ku dilay Faas iyo Mindi oo xukun adag lagu riday

Maxkamad ku taalla magaalada Malmö ee dalka Sweden ayaa wiil 18-sano jir ah ku heshay danbi ah inuu dil u geystay labo macalin oo...

Al Bashiir iyo Ismaaciil Cumar Geelle oo lagu oo dhaweeyay Itoobiya (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Jimma ee Ismaamulka Oromada dalka Itoobiya si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Madaweynayaasha dalalka Jabuuti iyo Sudan Ismaaciil Cumar Geelle iyo Cumar...

Madaxweyne Putin oo qaaday talaabo walaac cusub ku abuurtay Ukraine

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa amray abaabul militari oo cusub, isagoo maanta wacad ku maray inuu adeegsan doono wax kasta oo uu heli karo...

Trump oo Booqasho Qarsoodi ah ugu tagay Ciidamada Mareykanka ee Ciraq Jooga (Daawo Sawiro)

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump iyo xaaskiisa ayaa booqasho qarsoodi ah oon horey loo shaacin waxa ay ku tageen xero Milatariga Mareykanka ku leeyihiin...

Qaraxyo xooggan iyo Duqeymo laga maqlay magaalada Kiev (Daawo Sawirro)

Qaraxyo aad u xooggan iyo duqeymo loo maleenayo in ay ka dambeeyaan Ruushka ,ayaa saakay laga maqlay magaalada Kiev ee caasimadda dalka Ukraine, waxaana...

Al-Shabaab oo qaraxyo ku burburisey anteenooyin shirkaddo Isgaarsiineed

Al-Shabaab ayaa burburiyey anteenooyin  Isgaarsiineed oo ku yiilay degaano ku dhow degmada Gaarisa ee gobolka woqooyi Bari Kenya sida  ay sheegeen warbaahinta dalkaas. wararka ayaa...

Wariye Caan ah oo lagu dilay dalka Kenya iyo Madaxweyne Arif Alvi oo...

Wariye caan ah oo u dhashay dalka Pakistan oo lagu magacaabayay Arshad Shariif, ayaa lagu dilay magaalada Kajiado oon sidaa uga fogeyn magaalada Nairobi...

Trump oo qaadaya talaabo aan looga baran Madaxdii isaga ka horeysay

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu dib u dhigayo jeedinta khudbadda Xaaladda Qaranka ee sanadlaha, ilaa aqalka Congress-ka uu ka xalinayo xirnaanshaha qeyb...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs