Sunday, May 19, 2024

Ilhan Cumar oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garawe (Daawo Sawirada)

Xildhibaan Ilhan Cumar oo ah gabar asalkeedu Soomaali yahay, balse katirsan oo ka tirsan Koonagreeska Mareykanka ayaa maanta soo gaartay magaalada Garawe ee caasimadda dowlad...

(Sawirro) Muxuu yahay Shirweynaha Madaxweyne Deni ka furay Garoowe?

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa furay Shirweynaha Sanadlaha ah ee Qurbojoogta Puntland oo muddo saddex Beri ah ka socon doona Caasimada...

Madaxweyne Deni oo la Heshiiyay qaar kamid ah Ururada Siyaasada iyo Saddex Urur oo...

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan gaar ah magaalada Garoowe  kula qaatay qaar kamid ah ururada Siysadadda ee ka jira Puntland,...

Madaxweyne Deni oo Kulan xasaasi ah la yeeshay Guddoomiyaasha Gobolada Puntland (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada kulan kulaa qaatay Guddoomiyeyaasha Gobollada iyo Degmooyinka Puntland. Kulanka ayaa looga hadlay diyaargarowga Doorashooyinka...

Madaxweyne Siciid Deni oo furay shirweynaha Arrimaha diinta ee Puntland (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa furay shirweynaha Arrimaha diinta ee Puntland, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta...

Madaxweyne Deni oo Safar degdeg ah maanta ku imaanaya Muqdisho iyo Ujeedka Safarkiisa

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa maanta safar degdeg ah ku imaanaya magaalada Muqdisho, waxaana garoonka Aadan Cadde ka socota qaban qaabada...

Deni oo tababar ciidan furay, kulan xasaasi ahna la qaatay Saraakiisha amniga (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa tababar u furay  Urur  ka tirsan Ciidanka Asluubta Puntland oo lagu tababarayo Kulliyada tababarada Ciidanka Asluubta ee...

Ururada Siyaasadda Puntland oo shuruudo adag ku xiray doorashada qof iyo cod (Akhriso)

Ururada siyaasadda ee ka jira maamulka Puntland oo shir xasaasi ah isu yimid ayaa ka arinsaday hannaanka ay u qabsoomeyso doorashada la filayo in...

Puntland: Miisaaniyadii abid ugu badneyd ee sanadka 2023 oo la ansixiyey (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenada ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 13-aad ee Kalfadhiga 51-aad Golaha Wakiillada...

Siciid Deni oo kulamo kala duwan ka wada magaalada Nairobi (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay magaalada Nairobi ku qaabilay Safiirka Dowladda Indonesia u jooga  Soomaaliya Dr....

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs