Friday, September 22, 2023

Somaliland oo si cajiib ah uga hadashay Heshiiskii ay gaareen Dowladaha Somalia iyo Itoobiya

Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay Heshiis magaalada Muqdisho ku gaareen Madaxda dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya, waxa ayna Somaliland sheegeen in heshiiskaasi gaareen labo dowladood...

Masuuliyiin katirsanaa maamulka Somaliland oo Musuq maasuq loo xiray

Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in xabsiga la dhigay masuuliyiin hore oo katirsanaa maamulka Somaliland ,kuwaa oo loo...

Muuse Biixi oo kulankii ugu horeeyey la qaatay danjire James Swan (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee...

Somaliland oo mar kale xabsiga dhigtay weriye C/maalik Muuse Coldoon

Ciidamada Booliska Somaliland ee magaalada Burco ayaa galabta mar kale xabsiga u taxaabay C/Malik Muuse Coldoon oo ah weriye samafale ah. Booliska ayaa Coldoon ka...

(Akhriso) Somaliland oo shaacisay go’aan halis ah oo xoojin kara faafida COVID-19

Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay fasaxday ka ganacsiga Qaadka ka dib markii in muddo ah loo joojiyey sababo la xiriira Coronavirus. Qaadka la fasaxay ayaa...

Prof Buubaa “Dhibaatooyinkii Somaliland soo Maray oo dhan mid xoog cidi ku xalisay Ma...

Prof Ismaaciil Hurre Buubaa , ayaa si adag uga soo horjeestay xukunka Milateri ee ay Xukuumadddu ku soo rogtay magaalooyinka Ceerigaabo, Gar-adag iyo Ceel-af...

DEG DEG: Qarax goor dhow ka dhacay Magaalada Hargeysa iyo dad ku dhaawacmay

Dhawaqa wax u eg qarax ayaa goor dhow oo caawa ah laga maqlay bartamaha magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland kaasoo la sheegay inuu sababay...

Somaliland oo aqbashay codsi kaga yimid Ra’isul Wasaare ku-xigeenkii hore ee Somalia (Akhriso)

Qoraal ka soo baxay dhowaan xafiiska Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Somaliland Maxamed Kaahi Axmed ayaa waxaa cafis loogu fidiyay Ridwaan Xirsi Maxamed oo ahaa...

Madaxda & Mucaaradka Somaliland oo si kulul uga hadlay arrimaha deyn cafinta Somalia

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyeyaasha xisbiyada mucaaradka ee WADDANI iyo UCID, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa...

Maxaa ka jira in Iran ku lug laheyd weerarkii saldhiga Maraykanka ee camp Simba?

Qoraal ka soo baxay Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in weerarkii Al-Shabaab ku qaadday saldhigga ciidamada militeriga ee Manda Bay ee...

News in English

Any Further Delay in Completing the Constitution will lead to Total...

The decade-long delay in the completion of the Provisional Federal Constitution (PFC) is major threat to statebuilding in Somalia. Although one of the reasons...

Xulka Allbanaadir