Sunday, January 29, 2023

Duqa magaalada Hargeysa oo lagu soo oogayo Dacwad aan nuuceeda horey loo arag

Nin dhalinyaro ah oo kunool magaalada Hargeysa ee caasimada maamulka Somaliland ayaa dacwad aan horey nuuceeda loo arag waxa uu kusoo oogayaa Duqa magaalada...

(Sawirro) Muuse Biixi & Wafdi uu horkacayo oo saaka u ambabaxay safar dibeda ah

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu baxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Safarkan shaqo oo qaadan doona muddo kooban...

Muuse Biixi oo ka qeyb galay Munaasabad lagu daah-furay urur cusub oo yaab leh...

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan xubno ka mida golaha wasiirada Somaliland ayaa ka qaybgalay munaasabad lagu daah-furayey ururka cusub ee...

Jabuuti oo shaacisay in dad ka yimid Magaalada Hargeysa laga helay Coronavirus

Dawlada Jabuuti ayaa sheegtay in la helay kiisas cusub oo la xiriira cudurka Coronvirus ee khalkhalka ku haya meelo ka mid ah caalamka. Saraakiisha Caafimaadka...

Madaxweyne Biixi oo caawa Narobi kula kulmay Siyaasiga Raila Odinga (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa caawa hotelka uu ka degan yahay magaalada Nairobi kula kulmay Ra'iisal wasaarihii hore ee Kenya, ahna Ergayga gaarka...

Golaha Wasiirada Somaliland oo ka shiray labo qodob oo xasaasi ah (Sawirro)

Fadhigii  78-aad golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayey madaxweyne-ku-xigeenku, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa warbiximo...

(Akhriso) Golaha wakiilada Somaliland oo la horgeeyey Guddi cusub oo doorasho

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta u gudbiyey Golaha wakiillada, xubnaha guddida doorashooyinka ee Somaliland oo ay soo kala magcaabeen xisbiyada mucaaradka ah,...

Somaliland oo ku fashilantay in ay Ruushka ku wareejiso magaalada Saylac!

Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland ayaa la sheegay in bilihii lasoo dhaafay dadaal weyn ugu jiray inuu xarun ama Saldhig Militari kasiiyo Dowlada Ruushka...

Barnaamijka Carbiska Shaqo Qaran ee Somaliland oo la Daah Furay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha  Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Barnaamijka carbiska dhallinta ee shaqo qaran oo kamid ah tiirarkii halbawlaha u...

Ciidamada Somaliland oo xabsi dhigay Masuul horey uga tirsanaa maamulka Puntland

Ciidamada booliiska maamulka Somaliland ayaa magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ku xiray  Abuukar Cabdi Geelle oo soo noqday Gudoomiyihii gobolka Sool ee maamulka Puntland. Abuukar Geelle...

News in English

US military kills senior Islamic State official in Somalia

U.S. special operations forces have killed a senior Islamic State group official and 10 other terrorist operatives in remote northern Somalia, the Biden administration...

Xulka Allbanaadir