Friday, March 29, 2024

R/W Kheyre oo kulan la qaatay Masuuliyiin iyo Bulshada Caabudwaaq (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Caabuudwaaq kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshada ku nool magaalada. Kulanka...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Cabdudwaaq (Sawiro)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar dhinaca dhulka ah uga soo ambo baxay magaalada Cadaado ayaa goordhaw...

Kulamadii u socday Xaaf & RW Khayre oo War Murtiyeed laga soo saaray (Akhriso)

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa wada hadallo mira dhal...

Khayre oo ka qeyb galay shir looga hadlay arrin Muhiim ah oo Cadaado ka...

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa guddoomiyay shir amniga looga hadlayo oo lagu qabtay magaalada Cadaado. Shirka ayaa looga hadlay...

RW Khayre oo beri ku wajahan Caabudwaaq & wafdi hordhac ah oo gaaray (Sawirro)

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa galabta gaaray magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Carabey oo ka dhoofay Muqdisho ayaa halkaas u tagay soo...

Odayaasha dhaqanka Cadaado oo qodobo & talooyin hor dhigay RW Khayre (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa  magaalada Cadaado kulamo wadatashi ah kula yeeshay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka deegaannada Galmudug. Ra’iisul...

Khayre oo xariga ka jaray xarumo ciidan oo laga hirgeliyey Cadaado (Daawo Sawirro)

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre xariga ka jaray dhismaha Xarunta cusub ee taliska qeybta 21-aad ee ciidamada xoogga dalka ku leeyihiin duleedka degmada...

Kulamo kala duwan oo Xasaasi ah oo caawa ka socda magaalada Cadaado

Magaalada Cadaado ee xarunta Baarlamaanka maamulka Galmudug waxaa caawa ka socda kulamo xasaasi ah oo ay leeyihiin Wafdiga Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya iyo masuuliyiin...

Kheyre oo Goob Fagaare ah ka cadeeyay Ujeedka uu Cadaado u tagay (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo galabta meel fagaara ah kula hadlay bulshada magaalada Cadaado ayaa sheegay in DFS...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo goordhaw si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Cadaado

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar dhinaca dhulka ah uga soo ambo baxay magaalada Dhuuso Mareeb ayaa...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs