Wasiiro iyo Masuuliyiin kale oo tagay Deegaanka Qaayib ee saakay la weeraray (Sawirro)

Wasiirka amniga Galmudug Mudanne Maxamed Cabdi Aadan (Gaboobe) oo u wehliyo Sanator Saciid Siyaad Shirwac iyo masuuliyiin kale oo katirsan maamulka Galmudug ayaa gaaray...

Al Shabaab oo Weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday Qaayib iyo Dagaal culus oo...

Dagaalyahano katirsan kooxda Al Shabaab ayaa saakay weerar culus oo ku bilowday baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ku qaaday deegaanka Qaayib oo hoostaga...

Xayeesiin

Project BoQs Categories 5.1 & 7.4 (1)

Madaxweyne Qoor Qoor oo ku laabtay Dhuusomareeb laguna soo dhaweeyay (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha  Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, kadib safar shaqo...

Xukun Dil ah oo lagu fuliyay nin ku lug lahaa Weerarkii dad badan lagu...

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay nin lagu eedeeyay in uu katirsanaa Al Shabaab kuna lug lahaa...

Wasiirka amniga Galmudug oo soo xiray tababar ciidan cusub oo Booliska ah (Sawiro)

Wasiirka amniga Galmudug Maxamed Cabdi Aadan (Gaboobe), saraakiisha Booliska Galmudug, maamulka degmada Cadaado iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug ayaa ka qaybgalay xiritaanka tababarka ciidankan...

Ciidamo huwan ah oo goordhaw Al Shabaab kala wareegay Deegaanka Qaayib

Ciidamada milatariga Soomaaliya oo gacan ka helayay ciidamada maamulka Galmudug iyo kuwa deegaanka ayaa goordhaw si buuxda ula wareegay deegaanka Qaayib oo hoostaga degmada...

Galmudug oo Shaacisay Magacyada Xubnaha golaha Deegaanka ee Balanballe (Magacyada)

Wasaaradda arrimaha gudaha, federalka iyo dib-u-heshiisiinta ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa shaaca ka qaaday liiska iyo magacyada xubnaha golaha Deegaanka ee Degmada Balanballe. Qoraal kasoo...

Wasiirka Difaaca iyo Taliyaha ciidanka XDS oo abaabul dagaal ka wada Baxdo (Sawirro)

Wasiirka Gaashaandhigga, Wasiir ku xigeenka Warfaafinta, Xildhibaan Cabdisaabir, Taliyaha Ciidamada Xoogga Jem Odowaa Yuusuf Raage iyo Saraakiil kale ayaa maanta gaaray furimaha dagaalka degaannada...

Culimaa’udiin Soomaaliyed oo bulshada uga digay Gudniinka FGM-ka (Sawirro)

Aqoon isweydaarsi ay ka qeyb galeen qaar ka mid ah Culimaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho kaasoo looga hadlayay xoojinta wacyi gelinta la...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs