Saturday, May 4, 2024

Madaxweyne Laftagareen oo caawa Magacaabay la taliyeyaal cusub (Akhriso)

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay la taliyeyaal cusub Wareegtooyin ka soo baxay xafiiska Laftagareen ayaa Cabdiraxmaan Cali Gaab waxaa...

Dowladda oo Ciidamo badan geesay Degmo ay go’doomiyeen Al Shabaab (Sawirro)

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta diyaarado ku geeysay ciidamo badan oo katirsan milatariga Soomaaliya degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool, oo kamid ah degmooyinka ay go'doomiyeen...

Faahfaahin: Dagaalo lagu hoobtay oo ka dhacay duleedka degmada Wanlaweyn

Dagaal saacado socday ayaa maanta gelinkii dambe ka dhacay duleedka degmada Wanle-weyn ee gobolka Sh/hoose kaasoo khasaare badan dhaliyey Sida ay wararku nagu soo gaarayaan...

Madaxweyne Laftagareen oo caawa Magacaabay Wasiiro cusub (Magacyada)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Xassan Maxamed Laftagareen ayaa caawa magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya golihiisa wasiirada. Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Laftagareen...

(Sawirro) Ciidanka NISA oo howlgalo culus ka sameeyey Magaalada Baydhabo

Ciidanka Hay'addda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Caawa  howgal ka sameeyey xaafadaha  iyo wadooyinka Magaalada Baydhabo. Ciidanka ayaa  baarayey  dadka iyo gawaarida...

Martin Griffiths oo gaaray Baydhabo lana kulmay Laftagareen (Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ahna...

Xubnihii ugu badnaa ee ka soo goostay Al-Shabaab oo lagu soo bandhigay.. (Sawirro)

Taliska Nabad sugida iyo Sirdoonka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ku soo bandhigey 11 xubnood oo ka mid ahaa Alshabab. Xubnahan soo goostay...

Laftagareen oo tababar u xiray ciidamo ka tirsan daraawiishta K/Galbeed (Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Dowladda Koonfur Galbeed oo muddo Tababar...

Golihii Deegaanka Degmada Bardaale oo lakala diray iyo Gole cusub oo la dhisayo

Wareegto kasoo baxday wasaaradda arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa lagu kala diray golaha deegaanka degmada Bardaale, oo horraantii sannadkan uu dhammaaday...

Wasiiro iyo Guddoomiyaha gobolka Baay oo Diyaarad ku tagay Berdaale (Sawirro)

Masuuliyiin katirsan maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta safar shaqo ku tagay degmada Berdaale ee gobolka Baay , waxa ayna safarkaasi ugu kuur galayeen xaaladaha...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs