Thursday, March 28, 2024

Waare oo xilka ka qaaday Wasiiro ka tirsan Hirshabelle, kuwo kalena Magacaabay (Akhriso)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-shabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii ka qaaday xubno ka tirsanaa Golihiisa wasiirrda isagoo magacaabay xubno cusub. Madaxweyne Waare ayaa xilkii ka...

(Sawirro) Belad-weyne oo sanad gudihiis qarka u saaran fatahaadii Saddexaad

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan oo ay wehliyaan agaasimayaal ka socday xafiiska Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya  guddiga ka hortagga fatahaadda Beledweyne ayaa...

Maraykanka oo duqeyn dhinaca cirka ah ka fuliyey gobolka Shabeellaha dhexe

Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) iyo Dowladda Soomaaliya ayaa shaaciyey duqeyn cirka ah oo ka dhacday Gobolka Sh/Dhexe degaan ka tirsan. Dayuurad ay leeyihiin...

Ciidamada Xoogga dalka oo Al-Shabaab kala wareegay degaano Muhiim ah (Sawirro)

Ciidamada Xoogga Dalka iyo Nabadsugidda Qaranka ayaa Howlgal qorsheysan ku gaaray Deegaanka War-xoolo oo ka tirsan degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud kana mid ah...

Taliyaha ciidanka milatariga oo kormeeray xerada Lama galaay (Daawo Sawirro)

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka sareeye Guuto Odawaa Yuusuf Raage oo howlo shaqo ku jooga magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa kormeeray Xerada lamagalaay...

Waa Maxay ujeedka safarka uu Taliyaha ciidanka Xoogga ku tagay Belad-weyne?

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Jen. Odowaa Yuusuf Raage oo ka soo ambabaxay gobolka Galgaduud ayaa xalay gaaray Magaalada Beledweyne Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga dalka...

(Sawirro) Guddi loo xilsaaray Baaritaanka dhacdadii Tuulada Gololey oo gaaray Balcad

Waxaa maanta shaqadooda si rasmi ah u bilaabay Gudiga xaqiiqo raadinta ee Madaxweynaha Hirshabeelle Mohammed Abdi Waare uu u xil saaray baarista cidii ka...

Madaxweyne Waare oo ka farxiyey maxaabiis ku xiran xabsiyada Hirshabelle

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa cafis loogu fidiyay Maxaabiis ka mid ah kuwa ku jira xabsiyada maamulka Hirshabelle,...

Waare & Wakiilada beesha caalamka oo ka wada hadlay afar qodob (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabelele Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa kulan dhinaca qadka Internet-ka ah la qaatay...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs