Saturday, April 27, 2024

Xabaal wadareed laga helay degaan ka tirsan Sh/dhexe oo laga saaray Al-Shabaab (Sawirro)

Degaanada Cali Fooldheere iyo Ciid Ciidka oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta waxaa gaaray ciidanka xoogga dalka Soomaaliya. Ciidanka ayaa indhahooda ku soo...

Qarax lagu hoobtay oo ka dhacay duleedka deg. Balcad iyo Wararkii ugu dambeeyey

Sida ay sheegayaan Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellaha Dhexe weerar miino ah ayaa lala beegsaday gaari ay wateen ciidamada dawladda Soomaaliya. Inta la xaqiijiyay 6...

Ciidamada AMISOM oo baaray hoolka lagu qabanayo Doorashada ee Jowhar (Sawirro)

Guddiga Doorashooyinka heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa kormeer ku sameeeyay goobta loo asteeyay in ay ka dhacdo Doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka ee  lagu qabanayo...

Cali Guudlaawe oo Ganacsato usoo bandhigay Fursado Maalgashi (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa Magaalada Stanbul ee Dalka Turkiga uga qeybgalay kulan casuumaad ah oo ganacsatada jaaliyada Magaaladaas ay...

Taliyihii Booliiska Gobolka Hiiraan oo lagu dilay dagaal dhax maray Ciidamo kala taabacsan…

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi maanta ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan...

Ciidamada DF oo Duullaan ku ah labo deegaan iyo Shacabka oo loogu baaqay in...

Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ayaa qoresheenaya in duullaano ku qaadaan deegaanno dagaalyahanada Al Shabaab ka joogaan qeybo kamid ah gobolka...

Maamul Goboleed diiday ka qeyb galka Tartanka Ciyaaraha ee ka furmaya Muqdisho

Tartanka Ciyaaraha kubada cagta ee Maamul goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir ee lagu wado in 20-ka bishan ka furmo Garoonka Kubada Cagta ee Eng...

Qarax lagu soo xiiray Gaari Cabdi Bille ah oo ka dhax dhacay gudaha Saldhig...

Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay qarax miino oo jugtiisa si weyn looga maqlay xaafado katirsan Baledweyne...

Dhalinyaro Funaanad ay xirteen darteed loogu xiray magaalada Jowhar

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in ciidamada amaanka magaaladaasi ku xireen dhalinyaro la sheegay in taageero u muujiyeen...

Warar kala duwan oo ka soo baxaya duqeyn culus oo ka dhacday gobolka Sh/dhexe

Faahfaahino ayaa ka soo axaya duqeymo xalay saqdii dhexe ka dhacay degaan ka tirsan gobolka Sh/dhexe oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs