Wednesday, April 24, 2024

Masuuliyiinta Hirshabelle oo loo qabtay iney 48 saacadood uga baxaan Belad-weyne

Hogaamiyaha maleeshiyo ka soo horjeeda maamulka Hirshabelle Jeneraal Abuukar Warsame (Xuud) ayaa muddo 48 saacadood gudahood u qabtay inay magaalada Beledweyne kaga baxaan mas’uuliyiinta...

Madaxweynaha Hirshabelle oo lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho

Nadaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen oo maalmihii lasoo dhaafay safar ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho...

Weerar lagu dhaawacay Xildhibaano oo caawa ka dhacay magaalada Jowhar

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa sheegaya in weerar bambaano caawa lagu qaaday guri ay degnaayeen xildhibaano katirsan Baarlamaanka...

Rooble iyo Madax kale oo ku lugeeyay Laamiga isku xira Balcad iyo Muqdisho (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo masuuliyiin kala duwan oo la socda ayaa maanta safar howleed ku tagay degmada Balcad...

Madaxweyne Guudlaawe oo la shaaciyay in Farmaajo ka dalbaday ciidankii Baladweyne la geeyay

Dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa ka hadashay ciidamo badan oo isugu jira booliiska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad iyo kuwa milatariga ee Gorgor...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Khasaaro geestay oo ka dhacay Baledweyne

Dagaal dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay afaafka hore ee Xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan ee magaalada Baledweyne, dagaalkan ayaana u...

Doorashada Kursi loo xiray Musharax Madaxweyne oo Maanta dhaceysa (Sawirro)

Waxaa maanta oo axad ah lagu wadaa in magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle ka dhacdo doorashada kursiga tirsigiisu yahay Hop#140, doorashada kursigan ayaana...

Qarax aad u xoogan oo dhaliyay khasaaro oo goordhaw ka dhacay Hotel Kuyaalla Jowhar

Wararka aan ka heleyno magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in goordhaw qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari Dyna ah...

Mid kamid ah Nabaddoonadii Hoggaaminayay Dagaalka ka socda Hiiraan oo la dilay iyo Dagaal...

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda oo garab ka helaya ciidamada deegaanka iyo Al...

Madaxweynaha Hirshabelle oo baaq degdeg ah kasoo saaray Dagaal ka socda deegaano…

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ee ku diriraya deegaanno hoos yimaada degmada Cadale in...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs