Golaha Badbaadada Hirshabelle oo ka ka hadlay War-murtiyeedkii ka soo baxay shirkii Kismaayo
Golaha Badbaadada Hirshabeelle oo uu gudoomiye u yahay Siyaasiga caanka ah, C/qaadir Maxamed Cusmaan(Barnaamij), ayaa si aad ah uga soo horjeestay Warmurtiyeedkii ka soo...
Waare oo ka hor yimid Go’aano kasoo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay go'aano kasoo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo xubin ka aheyd maamulka Hirshabelle.
Waare ayaa sheegay...
Saldhig ay leeyihiin Xoogaga Al-Shabaab oo xalay cirka laga duqeeyey
Dayuurado dagaal ayaa xalay weeraray saldhig ay xoogaga Al-shabaab ku leeyihiin gobolka Hiiraan, iyadoo duqeyntaas ay warar kala duwan ka soo baxayaan.
Duqeyntan ayaa lala...
Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Culus oo dhax maray Al Shabaab iyo Ciidanka Dowlada
Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhaxe ayaa sheegaya in galabta deegaan kuyaala duleedka degmadaasi uu ka dhacay dagaal xoogan oo u...
Al-Shabaab oo War ka soo saartay fal dil ah oo ka dhacay Magaalada Jowhar
Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in xalay ay Sarkaal ka tirsan Ciidanka xoogga dalka ku dileen Magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe.
War lagu faafiyey warbaahinta taageerta...
Daawo Sawirada: Isbitaalka Baladweyne oo ku dhaw in uu xirmo kadib markii biyo badan...
Magalaada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa xiligan ka taagan xaalad adag oo dhinaca bini'aadanimada, waxaana magaalada inteeda badan ku fatahay biyaha wabiga Shabelle.
Dadkii...
Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay Magaalada Jowhar
Qarax ayaa galabta xiligii qorax dhaca waxaa la soo sheegayaa inuu ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle.
Wararka ayaa sheegaya in qaraxan uu...
Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Jowhar iyo Qaar kamid ah Ilaalada Cali Guudlaawe oo …
Waxaa saakay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada maamulka Hirshabelle iyo maleeshiyaad macawiisley ah uu ka qarxay magaalada Jowhar, waxaana dagaalka oo wali socda...
Hirshabelle oo sabab yaab leh u hakisey Magacaabida guddiga doorashada Aqalka sare
Guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabelle C/xakiim Luqmaan ayaa la sheegay inuu hakiyay Magacaabida Xubnaha Guddiga qabanaya doorashada Aqalka Sare ee maamulkaas.
Sababaha uu u hakiyay magacaabida guddiga...