Madaxweyne Farmaajo oo safar deg deg ah ku tagay Addis Ababa (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu horkacayey ayaa saaka ka degay magaalada Adis abab ee dalka Itoobiya. Safarka Madaxweynaha ee Addis ababa ayaa...