Buundada Degmada Qoryooley oo caawa la bur buriyay iyo Faah Faahino kasoo baxaya
Wararka ka imaanaya Degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in caawa dagaalyahano katirsan Al Shabaab qaraxyo ku xireen kadibna bur buriyeen buundada degmadaasi....