AMISOM oo ka hadashay xayiraadii Gudoomiyaha aqalka sare ee Garoonka Aadan cadde (Daawo Sawirro)
Waxaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya iyo Madaxa Midowga Afrika ee Arrimaha Soomaaliya, dhowr todobaad kadib markii AMISOM garoonka...