(Daawo Video) Dood ku saabsan kulanka wada tashiga sharciga dhisida guddiga la dagaalanka Musuq-maasuqa

Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay kulan wada tashi ah oo looga hadlayey sharciga dhisida guddiga la dagaalanka Musuq-maasuqa.

Waxaa ka qeyb galay kulankaas wada tashiga ah xildhibaano ka tirsan aqalka sare, xeer ilaaliyaha guud ee qaranka iyo xubno ka socday dowlad goboleedyada.

Hoos ka daawo muuqaal gaaban oo ku saabsan doodaha laga dhiibtay kulankan

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -