Hogaamiyaha maamul goboleedka Jubaland Axmed madoobe iyo xubnihii la socday ayaa shalay ka baxay shirki ka socday Brussels ka kadib markii ay u kasoo horjeesteen...
Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumada Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye uu ka biyo diiday qorshe la doonayay in xilka looga...
Dabley hubeysan ayaa caawa waxa ay Waaxda Jamhuuriyada oo ka tirsan degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ku dileen askari ka tirsanaa Guutada 2-aad ee ciidanka...
Madaxweyanaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan rumaysnayn in Ruushka uu farogelin ku sameeyay doorashadii Mareykanka 2016-kii ee uu isaga ku guulaystay. Donald Trump wuxuu...
Maxkamada Ciidamada Jubbaland ayaa xukun dil toogasho ah ku fulisay askari ka tirsanaa Ciidamada Maamulkaas oo horay dil u geystay. Cabdiraxmaan Ilyaas Jiirow ayaa la...
Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay inaanu iyagu quseyn shirka ka socda magaalada Brussels, balse keliya uu u gaar yahay Soomaaliya,...