RW Khayre & Culimada Soomaaliyeed oo ka wada hadlay xalinta arrin maalmahan si weyn loo hadal hayey
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay xubno ka tirsan Culimada Soomaaliyeed, kaasi oo ku aadan in...