Hub iyo saanad ciidan oo laga qabsaday Al Shabaab oo lasoo bandhigay (Sawirro)
Ciidanka kumaandooska Soomaaliya ee Danab iyo kuwa daraawiishta maamulka Jubbaland, ayaa shalay fuliyay howlgal khasaaro badan lagu gaarsiiyay kooxda Al Shabaab ee ku sugan deegaanno...